SOCOTU 4 National Congress
Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed (SOCOTU) ayaa yeeshay shirweynihii 4-aad ee heer Qaran. Ergada SOCOTU oo ka kala socotay dhammaan 11-ka urur ee ay ku midaysan yihiin ayaa isugu yimid xarunta SOCOTU (Mahmut ARSLAN Hall), ee magaalada Muqdisho, shirkaas oo socday muddo laba maalmood ah, kaas oo bilowday 27-28-kii May, 2023. Munaasabadda waxaa ka […]









